AFARTA FAAIDO EE TUUNTA LEEDAHAY
Maanta waxaa nuqulkaan idinkula wadaagi doonaa daawo dabiici ah oo aan dhib badan u mari doonin helisteeda.Runtii Cilmi baarayaal iyo dhaqaatiir badan eey kula taliyaan dadka in eey isticmaalaan intabadan neh Dhaqaatiirta iyaga ayaa isku daaweeyo. Maanta waxaa wada arki afar faaido oo eey Tuunta leedahay Subixii hore1. Infection ka kelyaha ku dhaca
Xaqiiqdi infectionada waa xanuun aan fiicneen balse waxaa gabigiisaba meesha kasaarayo waa tuunta. Saddax mir oo tuun ah shiido ama waxaa ku tuntaa weel nadiif ah kadibna waxaa kudarsataa hal koob ama lawo koob oo biyo ah. Waxaa cabeesaa koobkaas biyaha subax walba. Culimada seyniska baaritaan ee sameeyeen ayaa waxaa ay kusoo ogaadeen in tuunta gabi ahaanbo ay ciribtireeso Il ma, aragtada
Sawaba xanuunada ku dhaca kelyaha. Sidoo kale Jaamacada Punjab ayaa tijaabo ay sameeyeen ku ogaaday tuunta in ay nadiifiso cudurada ku dhoco kaadi Mareenka iyo darbyidiisa. Runti waa habk ugo fiican uu markaas qof walboo kuu sheegeenin.
2.Cudurada ku dhaca dhiiga
Tuunta waa cajiib marka aad baarto faa'ida aadka u ween eey kuleedahay nadiifinta dhiiga. Waxaa eey tuunta aad ugo wanaagsantahay dhiikarka kaas oo aan ognahay dhibaatada adag uu bulshada caalamka ku haayo iyo tan Soomaaliyeed. Tuunta waxa eey dajisaa dhiikarka. Kaliya intaas maaha sidoo kale waxa ay yareesaa kalastoroolka ama dufunta kubadata dhiiga kaas oo xanuuno kala duwan ka dhashaan.Baritaan cilmiyeesan oo ay sameesay Jamacad Oxford ayaa lagu ogaaday in tuunta oo ay aad ugo wanaagsantahay dufunta dhiiga. Sidaas darteeda marwalba aad dareento in xaaladaada eey wanaagsaneen hal koob oo Tuun cab.
3. Sonkorta dhiiga
Sidaa ognahay sonkoarta dhiiga kubadata waxaa ka dhasha dhibaatooyin farabadan sida Sonkoarta(diabets) iyo Mizaanka qofka si xad dhaaf ah kor u kaca. Tuunta wexee xal u tahay intaas oo dhan. Jamacaad Kuwait ayaa sheegtay qeebteeda caafimaad baritaan eey sameesay in Tuunta gabi ahaan eey burburineeso Sonkorta(glucose) kusameesma dhiiga. Runti majiro sabab aad u isticmaaleen tuunta ama toonta.
4.lafaha oo kuu adkaada
Tuunta waxa ay fiicantahay lafaha waxa kadhigtaa kuwa adag. Intaas kaliya ma aha oo waxa eey meesha murqa xanuunka iyo jrooyinka ku dhaca lafaha. Sidoo kale tuunta waxa eey ku heesaa Maadada (Estrogen) taas ugo lafa dhismeedka jirka(skeleton) in uu noqdo mid xoog badan.
Runtii lama soo koobi karo faa'idada toonta. Lasoco qoraaladeen xiga aan kaga hadli doono faaidooyinka toonta.
Si marwalba qoraalada kugo soo dhacaan Subscribe saaro wixii Talo ah noogu reeb qeebta Commentiga.
3 comments:
Dear Congratulations 🎊 for the goodwork
Never give up
Tnx
Post a Comment